Bewertung:

Derzeit gibt es keine Leserbewertungen. Die Bewertung basiert auf 2 Stimmen.
Nuura Sirad markay dhashay curadkeedii, waxay bilowday inay raadiso buugaag carruurreed oo Af-Soomaali ku qoran, waxay baartay amazon iyo maktabadaha magaaladeeda ku yaala. Buuggag faro ku tiris ah ayeey heshay. Labo bil kadib cunuggeedi buugagti wuu ka xiisadhacay, Nura oo niyad jabsan, ayaa wacad ku martay inay qorto buugaag carruurreed. Waxaa kale ee wacad ku gashay ineey Soomaali weyn dhiirrigelin doonto inay iyaguna sidaas oo kale sameeyaan.
Caruurta soomaaliyeed qaas ahaan kuwa qurbada lagu dhaley waxey ubaahan yihiin buugag ay luuqadooda iyo dhaqankooda ka dhax arki karaan.
Nach der Geburt ihres Erstgeborenen, Deqa Muhidin, Pseudonym, begann Nura Sirad, bei amazon und in öffentlichen Bibliotheken nach somalischen Kinderbüchern zu suchen. Die Handvoll Bücher, die sie fand, reichten nur für wenige Wochen, bevor ihr Sohn sich abwandte und schließlich desinteressiert wurde. Frustriert schwor Nura sich, nicht nur somalische Bücher zu schreiben, sondern auch andere dazu zu ermutigen, das Gleiche zu tun.
Dieses Buch ist das erste aus der Waweenka-Reihe; Bücher, die Säuglinge, Kleinkinder und Heranwachsende auf ihrem Entwicklungsweg unterstützen sollen.