
Bisad bogsan: Somali Edition of The Healer Cat
Celesse, die Heilerkatze, ist ein hoch angesehenes Mitglied der Nachbarschaft. Als Lieblingskatze des Frauchens verbringt sie faule Tage in der Wärme des Hauses.
In einer verschneiten Nacht kommt eine Hasenmutter herein, die verzweifelt um Hilfe bittet. Widerwillig reist die Heilerkatze mit ihr durch einen nächtlichen Schneesturm und beißend kalten Wind. In einem dunklen Wald erlebt Celesse eine unheimliche Überraschung und ist gezwungen, zum ersten Mal seit langem ihre Kräfte zu sammeln.
--- Sababtoo ah hibada Illaah siiyey, shoobto waa bisad aad looga sharfo deriska. Iyadoo qofka ay ugu jeceshahay ay tahay horjoogada, xiliyada ay firaaqada tahay waxay waqtigeeda ku qaadatay guriga.
Laakiin wax yar kadib waxaa soo galay bakeylihii isagoo weydiisanayaa gargaar. Calaacalka badan darteed bisadii way diidi weysay, waxay dhexmareen dabeylo baraf ah.
keyn mugdi dhexdeeda shoobto waxay weji kaweji ola kulantay wax layaab leh iyo waxaa lagu qasbay inay isu keento wixii awoodeeda ah. Markuu habeenka dheer dhamaado safarka uu dhamaado, cadceedii ayaa soo baxda iyada oo aan qandicineynin keliya keynta xitaa qalbiga bisada daaweysada ah.