
A Trip to the Zoo: English-Somali Bilingual Edition
Ein Ausflug in den Zoo ist eine einfache und unkomplizierte Reise, bei der man sich kaum Sorgen machen muss. Aber für drei besondere Freunde mit besonderen Bedürfnissen kann die Reise entmutigend sein, voller Sorgen und Ängste.
Begleiten Sie Ben, Adam und Jasmine auf ihrem gemeinsamen Zoobesuch und sehen Sie, welchen Herausforderungen sie unterwegs begegnen. Socdaalka xadiiqadda xayawaanka lagu tagaa wax sahlan weeye oo aan walbahaar badan lahayn. Hase ahaatee, saddexda saaxiibbada gaarka ah oo baahiyooyinka gaarka ah leh waa wax ku adag oo baqdin gelinaya, welwel iyo wareer badan ku abuuraya.
Bal aynnu dabaggallo Ben, Aadan iyo Yasmiin, iyagoo wadajir u booqanaya xadiiqadda xayawaanka oo eegno taxaddiga ay la kulmayaan intay waddada sii hayaan. ABOUT.